Tuesday, June 28, 2022
HomeUncategorisedMaxaa ka cusub shirka saakay la filayo in uu ka dhaco Muqdisho

Maxaa ka cusub shirka saakay la filayo in uu ka dhaco Muqdisho

Maxaa ka cusub shirka saakay la filayo in uu ka dhaco Muqdisho.

Waxa maanta lagu wadaa in uu furmo Shirkii Wadatashiga Qaran ee arimaha doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah DFS.

Dhammaan Madaxdii ka qeyb galeysay shirka ayaa soo wada xadiray marka laga reebo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) oo goordhaw soo dagaya.

Xogaha aan helayno ayaa sheegaya in Shirkaan uu shir guddoomin doono Ra’isul Wasaare Mohamed Hussein Roble isagoona ka dhacayaa Teendhada Afisyooni, iyadoo madaxweyne Farmaajo lasoo warinayo in uusan ka qeyb galeen shirkaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments