Warar

Majaajiliiste Sooraan oo ku geeriyooday Burco

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Burco maanta ku geeriyooday Majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle.

Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan iyo jilaa ay Soomaalidu aad u daawan jireen muuqaalladiisa.

Sooraan wuxuu caan ku ahaa sheekooyin ay inta badan isla soo jili jireen Abwaan Jawaan oo ay saaxiibo ahaayeen.

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: