Tuesday, June 28, 2022
HomeWararDiyaar garoowgii u dambeeyay ee munaasabadda saxiixa heshiiska doorashada

Diyaar garoowgii u dambeeyay ee munaasabadda saxiixa heshiiska doorashada

Xarunta teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabadda saxiixa heshiiska doorashada oo ay wada gaareen Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda Shanta Dowlad Goboleed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Madaxda Shirka ka qeyb galeysa ayaan weli Xarunta Shirka, balse waxaa ku sugan Wakiilo ka socda madaxda ka qeyb galeysa munaasabadda.

Sidoo kale saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa inay Xarunta Shirka Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xubno kamid ah Midowga Musharixiinta iyo Xubnaha kale ee lagu marti qaaday.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments