Warar

Dagaal ka socda degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan

Dagaal Culus u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda Iyo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in uu ka socdo Degaano u dhaxeyo Magaalooyinka Buulo burde iyo jalalqasi ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalka yimid kaeib markii Ciidamada dowladda oo wata Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ay howlgal ka bilaabeen inta u dhaxeysa Degmooyinka Buulo burde iyo Jalalaqsi, isla markaana ay dagaal kala hor yimaadeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Dadka degaannada lagu dagaaamayo ayaa waxaa ay sheegeen inay maqlayaan dhawaqa rasaasta oo ay isku adeeg sanayaan labada dhinac ,isla markaana uu jiro khasaaro ka dhashay.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda qeybta 27aad ayaa waxaa ay sheegeen in dagaalk ay khasaaro ku gaarsiiyeen Al-Shabaan welina uu aocdo.

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: