Thursday, August 11, 2022
HomeWararDowladda Soomaaliya oo shaacisay cidda bixineysa dhaqaalaha doorashada

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay cidda bixineysa dhaqaalaha doorashada

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya qyeb ahaan dhaqaalaha ku baxaya doorashada ay ka helayaan Musharixii nta inta kalena laga sugayo Beesha Caalamka.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in dhaqaalo farabadan ay ku baxayaan doorashada Soomaaliya loona baahan yahay in la heo dhaqaalahaas si ay doorashooyinka u qabsoomaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments