Thursday, June 30, 2022
HomeWararGuddoomiyaha Aqalka Sare oo soo Magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo Magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare  Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta u gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Gobolada Somaliland.

Xubnahaan oo ka kooban lix Ruux ayaa kala ah Afar Xubnood oo Heer Maamul ah, Hal Xubin oo Heer Federaal ah iyo Hal Xubin ah oo kamid noqoneysa Guddiga xalinta khilaafkaadka doorashooyinka, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin.

1.Cabdishakur Daauud Maxamed. FEIT

2.Maxamed Ciise Heybe. Xallinta Khilaafaadka

3.Suleymaan Caydiid Cismaan. SEIT

4.Cabdishakuur Abiib Xayir. SEIT

5.Maxamed Cali Cabdillaahi. SEIT

  1. Jaamac Cumar Cali. SEIT

Madaxweynaha Jubbaland ayaa xalay noqday qofkii ugu horreeyay ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u soo gudbiya magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta degaannada Jubbaland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments