Thursday, June 30, 2022
HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo Magacaabay Agaasimo Guud ( War-Saxaafadeed)

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Magacaabay Agaasimo Guud ( War-Saxaafadeed)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in Magacaabistan ay tahay id kumeel gaar ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments