Warar

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Aqalka Sare & Madaxweynaha Jubbaland?

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku suganMagaalada muqdisho.

Labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii loo dardar galin lahaa dadaalada loogu jiro qabsoomida Doorashooyinka Baarlamaanka iyo iyo tan Madaxweynaha.

Guddoomiyaha Aqalka Sare  ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam dadaalada uu gelinayo sidii dalkaan uga dhici laheyd dooraso oo dhan yahay.

Madaxweynaha Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho u yimid ka qyeb galka kulanka Golaha wadatashiga doorashooyinka ayaa waxaa la filaya I uu la kulmay Madaxda kale ee dowlad Goboleedyada.

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: