Saturday, June 25, 2022
HomeWararRW Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada & Musharixiinta oo kulan yeeshay

RW Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada & Musharixiinta oo kulan yeeshay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye u sameeyay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran iyo qaar ka mid ah Midowga Musharaxiinta.

Kulanka ayaa yimid kaddib markii la soo gebogabeeyay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, kaasi oo laga soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Dalka.

Madaxda ayaa iska xog wareystay xaaladda dalka, dardar gelinta arrimaha doorashooyinka iyo sidii qof walba

Madaxda ayaa iska xog wareystay xaaladda dalka, dardar gelinta arrimaha doorashooyinka iyo sidii qof walba uu uga qeyb qaadan lahaa.

Madaxda dowlad Goboleedyada ayaa waxaa la filayaa in mid walba uu dib ugu laabto degaannadiisa si uu u muujiyo diyaar garoowgiisa ku aadan arrimaha doorashooyinka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments