Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ayaa ka badbaaday qarax ismiidaamin ah waxaana taliye oo Goordhaw la hadlay Warbaahinta ayaa xaqiijiye in qaraxa lala beegsaday gaarigiisa.
Taliye Farxaan Qaroole ayaa sidoo kale inoo xaqiijiyey in uu ka badbaaday qaraxaasi, islamarkaasina uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa sigaar ah kaga dhacay isgooska Banaadir ee Muqdisho
Wixii Kasoo Kordha kala Soco Halkan
www.banaadirtimes.com