Saturday, June 25, 2022
HomeWararqarax lala beegsaday taliyaha booliska gobalka banaadir farxaan qaroole

qarax lala beegsaday taliyaha booliska gobalka banaadir farxaan qaroole

Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ayaa lala eegtay qarax, waxaana taliye oo Goordhaw la hadlay Warbaahinta Shabelle uu sheegay in qaraxa lala beegsaday gaarigiisa.
Taliye Farxaan Qaroole ayaa Shabelle u xaqiijiyey in uu ka badbaaday qaraxaasi, islamarkaasina uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa sigaar ah kaga dhacay isgooska Banaadir ee Muqdisho.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments