Monday, June 5, 2023
HomeWararRa’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo muqdisho soo gaaray

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo muqdisho soo gaaray

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho dib igu soo laabtay
 ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaarrey ee dowlad-goboleedka Jubaland.
Socdaalka Ra’iisul Wasaare Rooble ee Jubaland ayaa diiradda saarayay
arrimaha hirgelinta doorashooyinka, dib u heshiisiinta,
xoojinta amniga iyo fulinta mashaariic horumarineed oo wax tar u leh bulshada.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments