Home Articles posted by banaadir (Page 2)
Warar Xulashada
Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ayaa ka badbaaday qarax ismiidaamin ah   waxaana taliye oo Goordhaw la hadlay Warbaahinta  ayaa xaqiijiye  in qaraxa lala beegsaday gaarigiisa. Taliye Farxaan Qaroole ayaa  sidoo kale inoo xaqiijiyey in uu ka badbaaday qaraxaasi, islamarkaasina uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa sigaar ah kaga dhacay
Warar Xulashada
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad uu musharaxnimadiisa Xildhibaan uu ku shaacinaye Liibaan Maxamed Cabdi oo u tartamaya kursi uu tirsigiisa yahay Hop 102, islamarkaasina lagu dooran doono magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo. Kulan ayaa ahaad mid ay kasoo qeybgaleen qeybaha kala duwan bulshada kursiga wax ku leh, sida Dhaqanka, Dhalinyarada