Home Articles posted by sayid Cali
WARAR
Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Gurmadka Fatahadaha ee Culimada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa looga warbixiyay waxyaabaha uga qabsoomay howlihii gurmadka fatahaadaha ay wadaan. Kulankan ayaa waxa looga hadlayay xaladaha ka dhashay fatahada wabiyada Jubba iyo Shabeelle, kuwaasi oo ay ku barakaceen in ka badan 60,000 oo qoys. Inkastoo ay haatan ugu daran tahay magaalada
WARAR
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ee maamulka HirShabelle ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay wabiga Shabelle uu fatahaad hor leh ka sameeyey agagaarka degmada Balcad ee gobolkaasi. Wabiga ayaa ku fatahay dhul beereed aad u ballaaran uu ku yaalla halkaasi, iyadoona dadka deegaanku ay bilaabeen inay barakacaan, si ay uga fogaadaan waxyeelo […]