Home Blog Full Width
WARAR
Al-Shabaab ayaa sheegtay in saakay xili hore weerar ay ku qabsatay Deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo ay saldhigyo ku leeyihiin Ciidamada DG Galmudug iyo taliska qaybta 21-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka. Dagaalka oo muddo socday ayay sheegatay Al-Shabaab in gacanta ku heynta Deegaanka dhankooda soo gashay, isla markaana ay gudaha u galeen xeryaha Ciidamada […]
WARAR
Wargeyska Le Figaro ee dalka Faransiiska kasoo baxaya ayaa warbixin uu ka diyaariyay qorshaha Trump ee ka dhanka ah Biden kahor inta uusan la wareegin Madaxweynaha 20-ka Janaayo 2021, gaar ahaan Ciidamada uu ka saarayo Dalalka Soomaaliya, Ciraaq & Afgaanistaan. Trump oo lagu garaacay doorashada 2020 ee Mareykanka ka dhacday, inkasta oo marar kala duwan uu diiday […]