Home Blog Left Sidebar
WARAR
Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ahna musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay in Madaxweyne Farmaajo cadaadis culus ku haayo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, isagoo tilmaamay in uu ka doonayo in Rooble ku dhawaaqo in deegaanka Jubbaland uu cadaw heysto. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qoraal uu soo
WARAR
War saxaafadeed ay ku saxiixan yihiin illaa 47 Xildhibaan ka kala tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa waxay ku sheegeen in Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi “aanu ku matalin Xildhibaannada labada Gole hadalada iyo qoraalada uu ka soo saarayo, kuna duriyo dhismaha Guddiyada doorashada”. Sidoo kale waxa ay […]