Home Archive by category Video

Video

MUSALSAL Video WARAR
  Ururada Soomaaliyeed ee Bristol Somali Forum iyo Somali Resource Centre ayaa door weyn ka qaatay abaabulka barnaamijkan iyagoo kaashanaayey Wellspring Surgery oo ah xarun caafimaad oo ku taala xaafada ay dadka Soomaaliyeed aad ugu badan yihiin. Barton Hill Settlement iyo Bristol Multifaith Forum ayaa iyagana kaalin mug weyn ah ku lahaa ololahaan. Saacado yar […]