Home Archive by category WARAR (Page 110)

WARAR

WARAR
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya iney ka feejignaadaan qataraha kaga imaan kara maalgelinta Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada Mucaaradka ah ee ku shirsan magaalada Nairobi. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in waxa ka socda magaalada Nairobi ay yihiin abaabul
WARAR
Dowladda itoobiya ayaa qorsheyneysa dhismaha Ciidamadeeda Badda ah, kaddib markii ay dhameystirtay Ciidamadeeda cirka iyo dhulka. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu la qaatay Madaxda Ciidamada Difaaca Qaranka “Kaddib dadaaladii la sameeyay oo aan ku dhisnay awoodda difaaca qarankeeda, waxaa dhisnay mid ka mid ah ciidanka ugu xooggan