Home Archive by category WARAR (Page 160)

WARAR

WARAR
Magaallada Qardho ee Gobolka Bari waxaa Maanta gaaray Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomalia Mudane Xasan Cali Kheyre oo safar ku maraya Deegaannada dowlad goboleedka Puntland. Safarka Ra’isul wasaaraha waxaa ku wehlinaayay qaar ka mid ah Madaxda Golayaasha Dowladda federaalka Soomaaliya iyo xubno ka mid ah masuuliyiinta ugu sarreysa Puntland. Wafdiga
WARAR
Golaha Ammaanka ee QM ayaa muddo kordhin u sameeyay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya illaa dhamaadka Bisha May 2019. Golaha amniga ayaa sheegay in ay muhiim tahay howlaha nabad ilaalinta ee midowga afrika xilligaan ka hayaan soomaaliya. U qaabbilsanaha cuna qabataynta QM ee Soomaaliya iyo Eretrea, khayrat Cumraof, ayaa kulanka kaga war-bixiyay socdaal uu dhawaan […]
WARAR
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya Muddo saacado kooban ah oo saakay garoonka diyaaraddaha aadan Cadde lagu xiray Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland ahna Xoghayaha Guud ee Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Shaafi Raabi Kaahin. Guddoomiyaha ayaa ka soo laabtay shirkii arrimaha soomalia ee ka dhacay Magaallada  Brussels, waxaana sababta garoonka loogu xiray lagu sheegay
WARAR
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Garowe ee xarunta dawlad gobaleedka Puntland ayaa hoolka Jaamacadda Bariga Afrika kula hadlay bulshada qeybaheeda kala duwan, waxa uuna ku baaqay in Colaadda ka taagan deegaanka Tukaraq lagu bedelo Xasilooni, horumar iyo midnimo. “Aafada cusub ee dagaalka Tukaraq ee nahor
WARAR
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe ku tegay socdaal shaqo oo maalma ku joogi doono deegaannada ay ka koobantahay Puntland ayaa maanta booqday xarumaha wasaaradaha dawlad gobaleedka Puntland. Madaxweynaha dawlad gobaleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya geeyay qaar