Home Archive by category Warar (Page 2)

Warar

Warar
Kooxda Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku dhawaaqay in  xubnaha guddiyada doorashooyinku soo xaroodaan ugu dambeyn Khamiista si loogu bilaabo tababar ku saabsan sidii ay u shaqeyn lahaayeen. Guddoomiyaha  Kooxda Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdulqaadir Cilmi Cali ayaa sheegay in mudo todobaad ah uu
Warar
Waxaa xalay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari soo gaaray oo lagu soo dhaweeyay Qaxooti Yemeniyiin ah, oo ay weheliyaan dad Soomaaliyeed, kuwaas oo ka soo cararay colaadda ka aloosan dalka Yemen. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo soo dhaweeysay Qaxootiga ayaa War kasoo baxay waxaa lagu sheegay in Qaxootgaan badankood ay yihiin Yemeniyiin, balse ay […]