Home Archive by category WARAR (Page 3)

WARAR

WARAR
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa kulamo la qaatay Wasiirada maamulkaas, mas’uuliyiin kala duwan & Odoyaasha dhaqanka Koofur Galbeed. Rooble ayaa xubnaha uu la kulmay kala hadlay doorka ay ka qaadan karaan doorashada Soomaaliya 20/21, maadaama Odoyaasha ay soo dooranayaan Ergada dooraneysa Xildhibannada Golaha Shacabka
WARAR
Kiisaska Fayruska Koroona ayaa sii kordhay todobaadyadii lasoo dhaafay, waxaa la diiwaangeliyay Xaalado cusub, Dhimasho & kuwa ka caafimaaday sida ay tebisay Hay’adda Caafimaadka Qaramada Midoobay u qaabilsan ee WHO. Guud ahaan kiisaska Caalamka laga diiwaangeliya Covid-19 waa 58,986,439 (Konton & siddeed milyan, sagaal boqol, siddeetan & lex kun, Afar boqol,
WARAR Xulashada
Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ka qeyb galay ololaha Isxilqaan wareegiisa 16-aad. Ololaha ayay howlwadeennada Wasaaradda Waxbarashada ka fuliyeen maanta dhismaha Guriga hooyinka Qaranka ee lagu maamuusay (Hooyo Baxsan) kaasi oo ka mid ah xarumaha danta guud  ee lagu dhisayo Isxilqaan. Isu duwaha