Travel

Gadgets

Health

More News

Warar

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Xeer isbedel lagu sameeyay

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland waxaa Maanta kulan ku yeeshay golaha Wakiilada Maamulkaas, iyaga oo ansixiyay mooshin ay Guddoonka Golaha

Warar Xulashada

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad-goboleedka

Warar

Gen. Xuud oo ka hadlay Dagaalki ka dhacay Baladweyne iyo Xaalada Guud ee magaalada Baladweyne

Daawo Gen. Xuud oo ka hadlay Dagaalki ka dhacay Baladweyne iyo Xaalada Guud ee magaalada Baladweyne

Warar

Puntland oo faah faahisay howlgallo ka dhan ahaa Al-Shabaab & Daacish

Ciidamada Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen dhulka buuraleyda ah ee Gobolka Bari, halkaas oo mararka qaar

Warar

Maamulka Hir-Shabeelle oo Wafdi u diraya degmada Buulo-Burde

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Sabti ah inay tagaan

Warar

Dowladda Soomaaliya oo qiratay in Beesha Caalamka ay ka jaratay dhaqaalaha

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Beesha Caalamka ay jaratay qeyno kamid ah lacagihii ay

Warar

Booliska Maamulka Puntland oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gaalkacyo

Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa howlgallo qorsheysan waxaa xalay saqdii dhexe ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan dhinaca Waqooyi ee

Warar

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo ka bilaabay dalka Nigeria

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay xilli dambe gaaray Dalka Nigeria.

Warar

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maanta tegaya Degmada Garbahaareey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Sabti ah inay tagaan degmada