Travel

Gadgets

Health

More News

WARAR

Jubbaland oo aan diyaar u ahayn magacaabista guddiyadda doorashooyinka 2021

Dowlad-goboleedka Jubaland oo villa-Somalia u aqoonsantahay maamul KMG ah ayaan diyaar u ahayn in uu soo magacowdo xubnaha ku metalaya guddiyadda

WARAR

Saraakiil katirsan Militariga Itoobiya oo ku eedeysan Xatooyada xoolo dadweyne.

Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa jaray warqadda xiritaanka 117-sarkaal oo katirsan Ciidanka Militariga kadib markii ay ku dhaqaaqeen Xatooyo xoolo

WARAR

Deni ma uga daray Muranka ka taagan lacagta mise wuu u daneeyay?

Madaxweynaha DG Puntland ayaa xalay soosaaray amar dhaqangalaya isla maanta oo ah 1da Deseembar 2020, kaas oo ku saabsan in Canshuurta maamulkaas lagu

WARAR

Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab oo Dhaqdhaqaaq Ciidan kawada Gobolka Mudug

Deegaanno u dhaxeeya Camaara & Bacaadweyn ee Gobolka Mudug waxaa dhaqdhaqaaq Ciidan kawada Ciidamada Dowladda Federaalka & Al-Shabaab oo dhowr jeer

WARAR

Cumar Filish oo Sheegay Inaan Sinaba loo Aqbaleenin Amnidaro

Warqad kasoo baxday maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu faah-faahiyay Sugidda ammaanka Caasimadda, Eedeyn uga timid Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya

WARAR

Dhaqangelinta Jadwalka Doorashada 20/21 oo markale dib u dhac ku yimid, waa maxay Sababta?

Jadwalka Doorashada 20/21 oo Madaxda DFS & DG ay ku heshiiyeen 1-da Oktoobar 2020 uma hirgelin sida la rabay marka la eego sida ay u kala horeeyaan

WARAR

Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo faah-faahin ka bixiyay qorshaha deyn cafinta Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo faah-faahin ka bixiyay qorshaha deyn cafinta Soomaaliya iyo dadaalada kala duwan ee socda ayaa

WARAR

Hoggaamiyaha Tigray oo sheegay in ay soo rideen Diyaarad dagaal.

Xooggaga waqooyiga Itoobiya ee Tigray ayaa sheegtay in ay soo rideen diyaarad militari oo ay adeegsanayeen ciidanka Federaalka oo dagaal xooggan muddo

WARAR

Somalia iyo Boqortooyada Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan Duulisa Hawada

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya H.E  Mohamed Abdullahi Salaad (Oomaar) ayaa Dalka sucuudida ugu qeyb galay