Travel

Gadgets

Health

More News

Hogaamiyaha Al-Shabaab oo farriin cusub si yaab leh isula barbar dhigay xilligan iyo xilligii Daraawiishta

Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa baahisay codka hoggaamiyaha ururkaas Axmed Cumar Abuu Cubeyda, isagoo ka hadlaya halgankii Daraawiishtii uu

WARAR

Goorma ayuu dhacayaa banaan-baxa ay Rooble iyo mucaaradka ku heshiiyeen?

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo xalay khudbad ka jeediyey markii uu soo dhamaaday shirkii xukuumadda xil-gaarsiinta iyo midowga

WARAR

SACIID DEENI oo shaaciyey inuu shaqo joojin ku sameeyey DP WORLD

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka hadlay dhowr arrimood oo ku saabsan xaaladda deegaanada maamulka Puntland, isagoo is

Maxkamadda Ciidamada oo xukun riday

Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60aad ayaa Maanta Xukun Dil ah Ku ridey askari ka tirsan Ciidmada Booliska Dowlad Goboleedka

WARAR

Heshiiskii ay todobaadkaan magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen Golaha Midowga Musharaxiinta mucaaradka ee Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa wax weyn ka beddelay jawigii siyaasadda dalka.

Inkasta oo heshiiskan yahay un mid muddo kooban soconaya, lagana yaabo inuu isbeddelo, haddana waxaa durba laga helay laba faa’iido oo hadda la dareemaya,

WARAR

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo gaaray Beledweyne

Magaalada Beledwyene ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa gaaray wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal

WARAR

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhoweeyay soojeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee ah in shirka lagu baaqay 15ka Febraayo 2021 lagu qabto Magaalada Muqdisho, halka Farmaajo uu dalbaday in lagu qabto Magaalada Garoowe. Guddoomiyuhu wuxuu kaloo ku baaqay in la wada ilaaliyo nabad galyada iyo xasilloonida Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed. Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa waxaa lagu sheegay in shirkaasi uu codsanayo inay goobjoog ka ahaadaan Ururada bulshada rayidka iyo Beesha Caalamka si looga arrinsado badbaadada dalka heshiisna looga gaaro habraacyada lagu meel marinayo doorashooyinka loo madlan yahay. “ Sida aad la socotaan waxaa dhamaaday muddo xileedka Madaxweynaha iyo kana Baarlamaanka Federaalka, iyad aoo an hehsiis buuxa laga gaarin qabashada doorashooyinka Heer federal, saamileyda siyaasadeed ayaan ka wada qeyb-gelin shirarkii ay isugu yimaadeen Madaxda dowladda, dowlad Goboledyada & Gobolka Banaadir arrimahaas oo dalka geliyay xaalada cabsi ah ayaa lagu yiri” Qoraalka guddoomiyaha Aqalka sare. Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ayaa qoraalkiisa ku sheegay in uu taageerayo go’aan walbo oo dalka lagu badbaadinayo dalka iyo dadka Soomaaliyeed kaas oo ay soo saaraan Musharixiinta xilka Madaxweynaha, dowlad Goboleedyada dalka, Bulshada rayidka ah iyo Beesha Caalamka. Qoraalka kasoo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli loo balansan yahay in markale la qabto shir u dhaxeeya Madaxda dowladda, dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaas oo uu xalay iclaamiyay Madaxweynaha mudada xilheyntiisa ay dhamaatay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 17aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji

WARAR

In kabadan 300 oo ruux oo laga diiwaangeliyay Cudurka COVID-19 Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay kiisaskii ugu badnaa ee laga helay dalka Cudurka Coronavirus muddo 48

WARAR

Wasiir Fowsiya oo ku baaqday in xayiraad lagu soo rogo dalka

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xil-garsiinta Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa walaac xoogan ka muujisay kiisaska Cuudrka safmareenka ah ee

WARAR

Shir u socda Ra’iisul Wasaare Rooble & Midowga Musharixinta

Hotelka Decale oo ku yaal garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu shir uga furmay Ra’iisul Wasaare Rooble, Midowga