Allaha unxariistee Walaasheen Hodon Naaleeye waxay ku dhalatay magaalada laasacaanood ee gobolka sool sannadkii 1976,iyadoo waxbarashadeedii hoose kusoo qaadatay halkaasi, kadibna iyadoo da’yar ayey u safartay wadanka kanada markii dagaalada Sokeeye ay dalka ka bilowdeen waxay wax barshada dugsiga sare kaga baxaday Machadka West Humber halka heerkeeda koowaad ee
Waxaa indhoweeyto lagu qabtay magaalada Bristol (UK) xaflad lagu soo dhaweeynaayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Xafladaas ayaa waxaa loo soo abaabulay si heer sare ah. Waxaana ka qeybqaatay qeybaha kala duwan ee bulshada sida odayaal, dhalinyaro, gabdho wiilal, wadaado, waranle iyo aqoonyahano. The Bristol Hotel ayaa Xafladaas ka dhacay
It’s a beautiful day with lots of hopes and uncertainties but certainly the sun rose with a new promises just as would expect in Somalia. We met, planned and looked ahead each passing day not knowing what will happen next or the future holds for us. We went through so much in life experiencing many […]
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14 October 2017 lala eegtay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Xunbaha golaha wasiirrada ayaa falanqayn kadib waxa ay isku raaceen in xasuus qaran loo sameeyo dadkii ku dhintay weerarkaas arxan
Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka si loo soo nooleeyo bilicda dalka iyo haybadda qarannimo. Wasiiru dawlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Maxamuud Xaamud oo ka war bixiyay qodobadii shirka