Monday, May 29, 2023
HomeCiyaarahaKooxdee Ayuu Christian Eriksen Doonayaa In Uu Ku Biiro , Real Mise...

Kooxdee Ayuu Christian Eriksen Doonayaa In Uu Ku Biiro , Real Mise Barca Iyo Tottenham Oo Shaacisay Qiimaha Ay Ku Fasixi Karaan.

Qadka dhexe kooxda Tottenham ee Christian Eriksen ayaa ka hadlay wararka la xariirinaya in uu xagaagaan uu ku wajahan yahay midkood kooxaha Barcelona iyo Real Madrid .

Wargeyska Sport ee Spain ka soo baxa ayuu Christian Eriksen ka yiri ” ma doonayo in aan ka hadlo xilligaan warar suuqeedka , kaliya waxaan diiradda saarayaa koobka aduunka iyo qarankeyga Denmark”.

Sport ayaa sheegeysa in laacibkaas Tottenham uu gaashaanka uu u daruuray guud ahaan in uu ka hadlo in midkood Barca ama Real uu u wareegayo inkastoo labadaas koox aad loola xariirinayo Christian Eriksen

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments