Monday, June 5, 2023
HomeGanacsiKalluumeysatada Mudug Oo Ka Cabanaya Maraakiib Shisheeye

Kalluumeysatada Mudug Oo Ka Cabanaya Maraakiib Shisheeye

Kalluumeysatada ku sugan deegaanka  Deenoood ee gobolka Mudug ayaa wajahaya dhibaatooyin dhanka Kalluumeysiga ah ka dib markii Maraakiib Jariif ah ay ka burburiyeen qalabkii ay ku kalluumeysanayeen.

Duune Maxamed Aadan oo ka tirsan Kalluumeysatada deegaanka Deenood ayaa Goobjoog News uga warramay dhibaatooyinka heysta kalluumeysatada.

“Kalluumeysatadii qalabkii waa ay ka qaateen qaarana way burburiyeen, Maraakiibta looma dhowaan karo aad ayey u hubeysanyihiin “.

Kalluumeysatada gobolka Mudug ayaa tilmaamay in Maraakiibtaan Shisheeye ay qaati ka taaganyihiin iyaga oo sheegay in dhammaan qalabkoodii ay burburiyeen Maraakiibta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments