Monday, June 5, 2023
HomeUncategorisedDhageyso: Jabhadda ONLF oo ka hadashay Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ee ka tagay...

Dhageyso: Jabhadda ONLF oo ka hadashay Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ee ka tagay Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho uga bilaabatay dalka Eritrea, halkaasi oo muddo saddex cisho ah uu joogi doono.

Magaalada Asmara, waxaa hadda ku sugan madaxda Jabhadda ONLF oo dagaal kula jirta dowladda Ethiopia, sidoo kalena ay dowladda Somalia ku tilmaantay inay argagixisada xiriir la leedahay.

Haddaba jabhadda ONLF siday u arkaan safarka madaxweynaha Soomaaliya uu maanta ku tagay Asmara waxaa scdaalkaasi VOA-da uga warramay Afhayeenka jabhadda ONLF Caddaani Hirmooge.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments