Monday, October 3, 2022
HomeUncategorisedQarax gaari oo saakay ka dhacay Dagmada Hodan ee Magaallada Muqdisho

Qarax gaari oo saakay ka dhacay Dagmada Hodan ee Magaallada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan qarax gaari oo saakay ka dhacay dagmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Qaraxa waxaa gaariga loogu xiray askar ka tirsan ciidamada dowladda waxaana uu ku qarxay xaafadda loo yaqaan Galmudug ee ka tirsan Dagmada Hodan.

Inta la xaqiijiyay Qaraxa waxaa ku geeriyooday Hal askari waxaana ku dhaawacmay askari kale sida dad goobjoogayaal ah ay warbaahinta gudaha u xaqiijiyeen.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments