Monday, June 5, 2023
HomeUncategorisedDaawo Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Dalka Dib ugu Soo Laabtay

Daawo Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Dalka Dib ugu Soo Laabtay

Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay keddib booqashadii miradhalka ahayd ee uu ku joogay dalka Eriteriya.

Madaxweynaha waxaa garoonka Asmara kusoo sagootiyay dhiggiisa dalkaas Mudane Isaias Afwerki iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada.

Labada Madaxweyne Waxa ay kala saxiixdeen heshiis ka kooban 4 Qodob oo labada dalba muhiimad weyn ugu jira waxaana socdaalka madaxweynaha uu ku soo dhamaaday is afgarad miro dhal ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments