Monday, June 5, 2023
HomeUncategorisedMaxkamadda Gobolka Banaadir oo Amar ku bixisay in Xabsiga la dhigay Saraakiil...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Amar ku bixisay in Xabsiga la dhigay Saraakiil ka tirsan Xarunta Dambi baarista

Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Amar Ku Bixisay in Lasoo Xiro Saraakiishii ka Dambeysay Xariga agaasimaha wasaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dahir Nuur oo Ciidamo Hubeysan ay gurigiisa kala baxeen.

Agaasimaha ayaa lagu eedeyay musuq maasuq iyi xadtooyo lacageed waxaana habeenkii khamiista ee aynu soo dhaafnay hooygiisa kala baxay Ciidamo laga soo amray xarunta dambi baarits ee C’I’D-da..

Saraakiisha Maxkamaddu ay amartay in lasoo xiro waxaa lagu kala maagcaabaa Maxamed Cabdi Axmad iyo Farxan C/xakin mursal waxaana lagu eedeyay in aysan hab sharci ah u marin xariga agaasimaha wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments