Qarax Ismiidaamin ah ayaa Caawa Fiidkii ka dhacay Magaallada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer.
Mas’uuliyiin ayaa la xaqiijiyay in qaraxa ay ku dhinteen halka qaarkood dhaawac uu soo gaaray.
Dadka dhintay waxaa kamid ah Wasiirki hore ee arimaha gudaha khatum Axmed Maxamuud Doolaal & Cabdiftaax Maxamed Cali oo la taliye u soo noqday Re’iisul wasaarihi Hore ee Somaliya Cumar Cabdirshid Cali Sharmaake iyo sidoo Cabdifatax Maxamed Cali Reegal oo ahaa Madaxii maaliyadda ee ururka Xisbul Islam.