Monday, June 5, 2023
HomeUncategorisedSawirro: Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka oo Garoowe ka furmay

Sawirro: Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka oo Garoowe ka furmay

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ayaa hadda ku shirsan Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Puntland.

Kulanka waxaa shir guddoominaayo Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka mudane xasan cali kheyre.

Kulanka golaha wasiirada oo shaki badan la galinaayay qabsoomiddiisa kadib khilaaf ka dhashay ka baaqsashadii kheyre uu ka baaqday dhagax dhigga dekedda Garac ee Gobolka Mudug.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments