Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedDEG DEG: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la xiray

DEG DEG: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la xiray

Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka oo wata Warqad Maxkamd ayaa saakay xafiiskii kala baxay wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud.

Xarunta dambibaaritsa ee CID ayuu hadda ku suganyahay wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda.

Warar hordhac ah oo la helaayo ayaa waxa ay sheegayan in wasiirka loo heysto falal musuq maasuq waxaana tani ay qeyb ka tahay ol’olle musuqu lagula dagaallamaayo oo Ra’isul wasaare kheyre ka wado golahiisa wasiirada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments