Qarax xogan ayaa goordhaw ka dhacay dagmada afgooye ee gobolka shabeellada hoose.
Qaraxa oo loo maleeynaayo in gaari loo adeegsaday ayaa waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn saldhig ciidan .
lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxa iyo bartilmaameedkiisa balse wixii warar ah ee kusoo kordhaa halkaan ayaad kala socon doontaan inshaa allah