Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedDEG DEG: Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya oo is casilay

DEG DEG: Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya oo is casilay

Madaxweynihii Dowlad Deegaanka Soomalida Itoobiya Cabdi Maxamad Cumar ayaa Goordhaw is Casilay kadib rabshado hareeyay ismaamulka Jig jiga.

Gudiga Fulinta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Xilka Madaxweyne u magacaabeen Axmed Cabdi Maxamad kaasi oo bedeli doona cabdi maxamad cumar.

Wasiirka warfaafinta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in madaxweyne Cabdi Maxamuud uu xilka iska casilay.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments