Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedWasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Hadashay Falkii dhawaan ka dhacay Xarunta Wasaaradda

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Hadashay Falkii dhawaan ka dhacay Xarunta Wasaaradda

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay falkii ciidamo ka tirsan booliska sida gaarka ah u tababaran ay ku galeen xafiiska wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda kaasi oo lagu eedeeyay falal musuq maasuq.

Hanti dhowraha guud ee qaranka ayaa ku eedeeyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud musuq maasuq iyo lunsasho lacag.

Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments