Afhayeenkii Hore ee Wasaaradda Amniga C/caziiz Xildhibaan ayaa laga soo masaafuriyay Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Soomaliland.
Soomaliland ay laba midkood doorasiisay Xildhibaan In Jeelka uu liinta ku cabo iyo in uu Muqdisho dib ugu laabto waxaana uu doortay in lasoo tarxiilo.
Bartiisa Facebooka ayuu kusoo qoray Hargeysa ayaa leyga soo masaafuriyay waxaana la ii sheegay in aan la i xiri doonin balse magaalada leyga masaafurinaayo.
Wasiirka amniga Xukuumada Somalia Ducaale, ayaa warqad kasoo baxday xafiiskiisa xilka looga qaaday Afhayeen Cabdi Casiis Xildhibaan, kadib markii hadalo dhaawacaaya dowlada uu la wadaagay warbaahinta madaxabanaan.