Saturday, June 10, 2023
HomeUncategorisedWafdi ka socdo Dalka Eritrea oo Muqdisho soo gaaray

Wafdi ka socdo Dalka Eritrea oo Muqdisho soo gaaray

Magaalada Muqdisho ee caasimadda soomalia waxaa goordhaw soo gaaray wafdi heer sare ah oo ka socda Dalka Erirea .

Wafdiga Waxaa Hoggaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Eritrea Mudame Cusman Salax waxaana garoonka aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’isul wasaaraha soomali mudane xasan cali kheyre iyo xubno golaha wasiirada ka tirsan.

Socdaalka wafdigaan ay Muqdisho ku yimaadeen ayaa waxaa uu daba socdaa booqashadii taariikhiga aheyd ee madaxweyne farmaajo ku tagay dalka Eritrea waxaana la filaya in mas’uuliyiinta dowladda iyo wadiga Eritrea ka socda ay kulmaan .

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments