Sunday, March 26, 2023
HomeUncategorisedAbaanduulihii xoogga dalka ee xilka laga qaaday Gen Caanood oo la wareegay...

Abaanduulihii xoogga dalka ee xilka laga qaaday Gen Caanood oo la wareegay Magaalada Marka

Abaanduulihii ciidanka xoogga Dalka ee dhawaan xilka laga qaaday iyo ciidan badan oo uu wato ayaa la waragay Magaalada marka ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose.

Gen Caanood oo wata gaadiid dagaal oo kor u dhaafaya 65 gaadiid iyo ciidan badan ayaa gudaha u galay Magaalada Marka waxaana la sheegaya in magaalloyin kale oo gobolka shabeellada hoose ka tirsna uu ku wajahanyahay.

Generaalka ayaa la sheegay in uu ka gadooday xil ka qaadistii uu ku sameeyay madaxweyne maxamad c/llahi farmaajo waxaana lagu beddelay S/Guuto Odawaa Yuusuf Raage oo wiil dhalinyaro ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments