Saturday, June 10, 2023
HomeUncategorisedMagacyada Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkaan ku dhimatay Xajka

Magacyada Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkaan ku dhimatay Xajka

Ilaahey ha u naxariiso Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkaan ku dhimatay Xajka iyagoo gudanaya Acmaasha Xajka.
 
Xaaji Axmed Maxamed Saalax oo ku geeriyooday Buurta Carafa iyo Xaaji Xasan Maxamed Jimcaale oo ku geeriyooday Mina, labadaa muwaadin ayey dowladda sacuudiga xaqiijisay in soomalia ay sanadkaan uga dhinteen xajka.
Isbuurasho ka dhacday Mina ayey ku dhinteen tiro badan oo xujey muslimiin ah waxaana soomalia uga dhintay laba xaaji .
Sanad kasta ayaa waxaa jirta in ay dad ku dhintaan isbuurasho ka dhacda Xajka,waxaana dadkaasi ka mid noqda Soomaali ka mid ah dadka xajinaya.
Xajka Sanadkaan waxaa gudatay in ka badan 2 milyan oo Muslimiin ah oo ka kala yimid daafaha caalamka.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments