Saturday, March 25, 2023
HomeUncategorisedDibad bax looga soo horjeedo Jubbaland oo maanta ka dhacay Dagmada Baardheere.(Sawirro)

Dibad bax looga soo horjeedo Jubbaland oo maanta ka dhacay Dagmada Baardheere.(Sawirro)

Magaalad Baardheere ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa maanta markale ka dhacay dibad bax weyn oo lagaga soo horjeedo jubbaland iyo horjooge axmad madoobe.

Banaanbaxayaasha ayaa waxa ay Gudaha degmada Baardheere ku gubeen Taayaro,iyaga oo ku dhawaaqayay Erayo ay ka mid yihiin Maamulka Jubbaland doonimeyno iyo Eryayo kale oo axmad madoobe ay ku diiyaan.

Dibad baxyada ayaa maalintaa seddexaad waxa ay ka dhacayaan dagmooyin ka tirsan gobollada Jubbada Hoose iyo Gedo.

Kacdoonka xoreynta jubbaland ayaa meeshii ugu sarreysa gaaray waxaana dadweynaha ku nool deegaannada jubbaland ay si isku mid ah u diiden in Madoobe uu Jubbaland sii maamulo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments