Monday, June 5, 2023
HomeUncategorisedDagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamada Dowladda oo Caawa ka socda Magaalada...

Dagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamada Dowladda oo Caawa ka socda Magaalada Marka

Dagaal Xooggan oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda ayaa caawa waxa uu ka socdaa Magaalada Marka ee Xaruna Gobolka Shabeellada Hoose.

Dagaalka oo Bilowday Fiidnimadii caawa ayaa waxaa la maqlaya Rasaas culus oo dagaalka la isku adeegsanaayo.

Lama oga qasaaraha dagaalka ka dhashay ee soo kala gaaray labada dhinac maadama xili habeen ah ay tahay dagaalkana uu weli socdo.

La soco wixii warar ah ee ku soo kordhaa inshaa’allaah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments