Saturday, June 10, 2023
HomeUncategorisedWar deg deg ah: Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Xilkii laga qaaday

War deg deg ah: Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Xilkii laga qaaday

Warar goordhaw naga soo gaaray Magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegayan in xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ay xilkii ka qaadeen guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casar.

Tirada Maanta soo xaadirtay kulanka baarlamaanka galmudug ayaa waxa ay gaareysa 147 Xildhibaan ,iyadoona 146 Xildhibaan ay xilka ka qaadeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir,Waxaana ka aamusay Hal Mudane.

Qaabka xil ka qaadista guddoomiyaha baarlamaanka ayaa aheyd mid gacan taag ah waxaana cod aqlabiyad leh xilka ugu qaaday gacal casar 146 xildhibaan.

Guddoomiyaha baarlamaanka ee xilka laga qaaday weli kama uusan hadlin xil ka qaadista lagu sameeyay .

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments