Monday, June 5, 2023
HomeUncategorisedFahad Yaasiin oo Xabsiga Dhigay Mas'uul UN-ka ka tirsan oo Sawir Qarsoodi...

Fahad Yaasiin oo Xabsiga Dhigay Mas’uul UN-ka ka tirsan oo Sawir Qarsoodi ah uga dhex qaaday Diyaarad.

Gacan yarihii wakiilkii waqtigiisa dhammaday ee Qaramada Midobay u qaabilsanaa Soomaaliya Keating ayaa lagu xiray garoonka Diyaaradaha Magaalada Nairobi.

Naboru Farnandes De Ebrau ayaa lagu xiray Garoonka Diyaaradaha ee Joma Kenya kadib markii uu dacweeyey Ku xigeynka Hey,adda NISA Fahad Yaasiin.

Ninkaan ayaa lagu soo eedeeyey inuu Sawiro ka qaaday Fahad Yassiin oo diyaarad saaran isla markaasna uu ku qaaday Mobilekiisa gacanta kadibna uu u qeybiyay Warbaahinta Soomalida intii ay diyaaradda hawada ku jirtay.

Sawiradii Fahad Yaasiin laga qaaday ayaana lagu daabacay warbaahinada Soomaalida iyo Baraha Bulshada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments