Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Bristol Mudane Abdishakuur Ibrahim Ali Waxuu soomaalida ku nool Uk ku wargalinayaa in la qaban doono Munaasabad lagu soo dhaweynayo Madaxweynihii Hore ee Somaliya Mudane Xassan Sheikh Maxamuud kaasi oo Socdaal ku Imaan doono UK Hadaba waxaa laga codsanaya Jaaliyadda Bristol in aan loo kala harin soo dhaweynta Madaxweynihii hore Mudane Xasan Shiikh.
Fadlan kasoo qeybgalkiinu waa muhii wixii Macluumaad ah kala xiriir Numbarada ku qoran Sawirka Hoose.