Saturday, June 10, 2023
HomeUncategorisedAbwaanad Koronto Aadan oo dib u soo qaaday Heestii Haboonoow

Abwaanad Koronto Aadan oo dib u soo qaaday Heestii Haboonoow

Abwaanad Koronto aadan oo dib u soo cusbooneysiiyay Heestii Haboonoow oo ay horay u qaatay Allaha u Naxariistee Xaliimo Khaliif Magool oo ahed Boqoradii Codka ee fanaaniinta Hablaha Soomaaliyeed.

Waxaa dib u soo qaaday halkeediina dhibgtay Abwaanad koronto Aadan oo ah abwaanad  ahna Fanaanad guud ahaan Gayiga Soomaaliyeed laga yaqaano kana mid ah Hal-abuurada  Soomaaliyeed.

Halkaan Hoose ka daawo Heestii Haboonoow

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments