Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedWasiirka Diinta iyo Awqaafta oo sagootiyay dufcaddii 1-aad ee Xujeyda Soomaaliya

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo sagootiyay dufcaddii 1-aad ee Xujeyda Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Sheekh Nuur  Maxamed Xassan, ayaa Shalay Galab  sagootiyay dufcaddii 1-aad ee Xujeyda Soomaaliya.

Mudane; Sheekh Nuur, ayaa Alle ugu mahadceliyay sida ay howsha ugu fududaatay, wuxuuna intaa raaciyay in Magaalada Makka ay Xujeyda Soomaaliyeed uga sii hor mariyeen shaqaale ka tirsan Wasaaradda, kuwaas oo ka saacidi doono wax kasta oo ay u baahan yihiin.

“Waxaan daahfurnay nidaamka Fiiso bixinta Xajka annaga oo sagootinnay dufcadii 1-aad ee xujayda Sanadkan 1440/ 2019” ,ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta, Xildhibaan ; Sheikh Nuur  Maxamed Xassan .

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments