Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajacuun. Geeridu waa Xaq Anigoo ku hadlaya Magaca Jaalliyada Soomaalida Holland ( FSAN) waxan tacsi u dirayaa qoyskii & Eheladii uu ka Geeriyoodey Ingineer Abdirahmaan Omar ( Yariisoow) Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqa Magaalada Muqdisho In Samir iyo Iimaan Alla ka siiyo .
Sidoo kale waxan Tacsi tas lamida u dirayaa dhamaan Umaada Soomaaliyeed meelwalba oo aay joogaan Engineer Yariisoow waxa Lagu xusiisan doonaa Howkarnimadisii & dabeecad wanaagiisii, Aaminsanaantiisii Dowladnimada iyo Qeybta muuqata ee uga jiray dib u soo yagleelida raadinta Qaranimo soomaaliyeed Ilaaheey Naxariistii Jano ha siiyo Aamiin Aamiin Aamiin Mahadsanidiin Gudoomiyaha Dallada Mideysa Ururadda Soomaaliyeed Holland Ali Ware