Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedDeg deg Ciidamo isku dhacay Magaalada Garoowe

Deg deg Ciidamo isku dhacay Magaalada Garoowe

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is rasaaseyn caawa ka dhacday Garowe, waxaana la sheegayaa inay isku dhaceen Ciidan Ilaalo ka hayay Xarunta Baarlamaanka oo taabacsan Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Ciidan kale oo dhanka Madaxtooyada ka socday.

Magaalada Garowe ayaa maalmihii la soo dhaafay ka jirtay xaalad siyaasadeed, iyadoo la sheegayo inuu socdo olole mooshin looga keenayo Guddoomiyaha Baarlamaanka PuntCiidamo ka tirsan madaxtooyada Puntland iyo ilaalada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland  kala soco Banaadirtimes.

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments